Kacdoonka tamarta ee degmooyinka # Kraftopprør i kommunene

Thanks! Share it with your friends!

You disliked this video. Thanks for the feedback!

Added by MiAmigo
209 Views
19.01.2022
Dhimista dhoofinta korontada si loo dhimo qiimaha korontada, sida ay sheegeen in ka badan 60 maayar oo ka tirsan xisbiga shaqaalaha. Waxay ka codsanayaan dawladda inay baddasho siyaasadda tamarta. Ujeedadu waa in la ilaaliyo dhaqanka ah in tamarta biyaha iyo warshaduhu ay wada socdaan.

Kutt i strømeksporten for å få ned strømprisene, mener over 60 ordførere fra Ap. De ber regjeringen endre kraftpolitikken. Målet er å bevare tradisjonen med at vannkraft of industri går hånd i hånd.

Ny i Norge, Waa barnaamij loogu tala galay, soogalootiga cusub, waxayna ka heli doonaan, wararka maxalliga ah iyo dhamaanba wararka ka imanaya waddanka oo dhan. Barnaamijku waxuu ka caawindoonaa, dadka cusub, in ay fahmaan wadanka una fudaydiyo in ay bulshada noorwiijiga dhexgeli karaan. Barnaamijku waxa uu ku baxaa afafka, dari, af soomaali, carabi iyo af tigree. Waxaad daawan kartaa usbuuc walba ee xasuuso inaad subscribe samayso.
Med Ny i Norge vil NRK gi nyankomne i Norge en mulighet til å bli bedre kjent med landet de har kommet til. Målet er at tilbudet, som i hovedsak, omfatter lokale nyheter og reportasjer fra hele landet, bidrar til en større forståelse av, og integrering i, det norske samfunnet. Foreløpig presenterer vi innholdet på arabisk, dari, somalisk og tigrinja. Vi publiserer nye videoer flere dager i uken. Bli abonnent på NRK Ny i Norge!
Ny i Norge waxaad ka heli kartaa oo kale halkan: https://www.nrk.no/nyinorge/...
Ny i Norge finner du også her: https://www.nrk.no/nyinorge/...
Category
Norsk Kraft
Tags
nrk ny i norge, n-norge, lær norsk
Commenting disabled.